700 Children's® – A Blog by Pediatric Experts

Inclusive Lactation Care: Supporting All Parents in Their Lactation Journey

Aug 25, 2022

Daryeelka Naas nuujinta Laga wada qayb galo: Taageerida Dhammaan Waalidka gudaha Safarkooda Naas nuujinta

Ogosto waa Bisha Naas nuujinta Qarankaoo sanadkan Guddida Naas nuujinta Maraykanku waxya ku dhawaaqday mowduuca inuu yahay “Si wada jir ah Ayaan U samaynaa Waxyaabo Cajiib ah!” Iyaddoo niyada lagu hayo mowduucan, waxaanu rajaynaynaa inaad iskud haafiso bil keliya maaha adeegya bixiyayaasha daryeelka caafimaadka mudan (dhakhaatiirta, kalkaalisooyinka, umulisooyinka, la taliyayaasha naas nuujinta) oo taageera waalidka safarkooda naas nuujinta, laakiin sidoo kale waalid kasta oo sameeya doorashada si loo siiyo caanaha aadamaha ee ilmahooda.

Qaybta muhiimka ah ee xusaya dhamaman waaldiiinta naasnuujinayaa waa in la qiro in marka bulshadayadu sii socoto inay u kobocdo si aad u kala duwan, markaad sawirkuna wuu kobcaa qoysaska iyo waalidka naasnuujinya. Midkii ugu dambaysay ee American Academy of Pediatrics (AAP)  Warbixinta Xeerka ee Naas nuujinta iyo Isticmaalka Caanaha Aadamaha (Juulay 2022), wakhtiga u horeeyaa waxa uu bilaabmaa si uu wax uga qabto kala duwanaanshaha gaarka ah bixinta caanaha aadamaha dhexda mujtamaca sinjiga jala duwan.

Gudaha gobolka Ohio 4.3% dadka waa ayn (waxay jiraan 18+) waxaana loo aqoonsadaa sidii bulshadda LGBT iyadodo 30% shakhsiyaadkan ay hadda koriyaan carruur. Intaa waxa dheer shakhsiyaadkaas waa 18-24, ee ah dadka ku jira da’da taranka. Waxaanu eegaynaa shakhsiyaad loo aqoonsado kuwas sinjigooda beddelay, marka boqolkiiba wax yar weli ay leedahay joogitaanka wayn ee ah 46,500 dadka sinjigooda beddelay ee reer Oohaayo. Sida Bulshadda LGBT, badankan shakhsiyaadkan miduun waa kuray ama waxay ku jiraan da’da taranka ugu dhawaan 1 ka mid ah 5 shakhsiyaadka sinjigooda beddelay da’doodu waa 13-17 sanadood, iyo 36% waa rag sinjigooda beddelay macnaheedu waxa weeye waxay haysan karayeen awoodooda taranka.

Dadka sinjigooda beddelay ama shakhsiyaadka sinjiga kala duwan ee leh awoodooda ay ku qaadaan ilmo, qaar ka mid ah xaalado badan waa kuwa lagu dhashay gudaha naas nuujinta iyo deegaanka ku quudinta caanaha aadamaha waxaa loo arki karaa sidii kuwa sinjigii ay ku dhasheen ah iyo dhedigna laga dhegay, taas oo dareemi karta in gaar loo saaraya ama xataa kicisa dareenka in qofka aanu sijniga uu ku dhashay ku habboonayn. Walbahaarkan soo kordhay waxa uu keeni karaa waayo aragnimada dhalida liidata, dareen ka yar ee ku xidhida ilmaha dhawaan dhashay, iyo dhibta caafimaadka maskaxda korodhay iyaddoo ay sababtay dhinaanshaha cad ee taageerada.

Nasiib wanaag, tan waxaa lagu fududayn karaa iyaddoo la ogsoonaanayo erayada aanu isticmaalno, gaar ahaan dhanka naas nuujinta iyo ku quudinta caanaha aadamaha marka lala macaamilayo waalidka sinjiga jala duwan. Marka erayga “naas” oo jidh ahaan sax yahay iyaddoo loo eegin sinjiga bayolojiyeed, sinji ku sidaydan eraygan waxa uu ku yeelan karaa macno aan wanaagsan sanayn shakhsiyaadka sinjigooda hore ahaa dhedig kuwaas oo u tixtaaca qaybtaas jidhooda ah sidii “xabadka: oo sidaas awgeed isticmaala eraygaxabad ka quudinta: si ay u faahfaahiyaan falka si toos ah u quudinta ilmahooda ee jidhkooda ah.

Beddelaadaha kale ee erayda guud ee loo isticmaalay naas nuujinta iyo ku quudinta caanaha aadamaha waxaa ka mid ah:

  • Waalidka beddelka hooyada/aabaha
  • Caanaha aadamaha beddelka caanaha naaska
  • Bamka caanaha beddelka bamka caanaha
  • Nuugida aan nafaqada lahayn beddelka naas nuujinta aan nafaqada lahayn

Haddii aan la hubin waxay yihiin erayada la isticmaalo, shayga ugu fudud ee la samaynayo waa in la waydiiyo:

  • Maxaad ka felaysaa in ilmahaaga cusub uu kuugu yeedho? lamaanahaaga?
  • Sideed niyada ugu haysaa inaad u quudiso ilmahaaga?

Samaynta isbeddeladan yaryar waxaanu xaqiijin karnaa in waalidkan sinjiga kala duwan ay soo dhawayn dareemaan, la arko, oo la tixgeliyo marka wadaan naasnuujintooda iyo safaka ku quudinta caanaha aadamaha.

Call to Action
Learn More

Featured Expert

Jason Jackson
Neonatology

All Topics

Browse by Author

About this Blog

Pediatric News You Can Use From America’s Largest Pediatric Hospital and Research Center

700 Children’s® features the most current pediatric health care information and research from our pediatric experts – physicians and specialists who have seen it all. Many of them are parents and bring a special understanding to what our patients and families experience. If you have a child – or care for a child – 700 Children’s was created especially for you.